HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Dhibaatooyin Xanuun Leh oo...

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Dhibaatooyin Xanuun Leh oo Ka Jira Gedo.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta marti ku ahaa qaar kamid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, waxaana lagu gorfeeyay duullaanka ay shisheeyihi kusoo qaadeen Soomaaliya iyo boobka ay ku hayaan kheyraadka dalka.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 06-09-2019

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular