Magaalada Kismaayo ee xarunta u ah maamulka Jubbaland waxaa ka taagan xiisad xoogan oo u dhexeysa dhinacyo kala duwan.
Xiisadan ayaa salka ku heysa arimaha doorashooyinka ee la filayo in maamulka Jubbaland uu qabto, iyadoona dowladaha Shisheeyaha ay la kala safteen dhinacyada.
Hoos ka dhagayso Wariye Cabdi-Samad Cabdullaahi oo ka sheekeynaya xaaladda ka taagan magaalada Kismaayo.