iyadoo caalamka islaamka maanta si weyn looga ciiday ayaa wilaayaadka islaamiga ah ee soomaaliya maanta waxay ahaayeen kuwo ciidoodu aad u heer sareyso.
Degmada saakow ee walaayada islaamiga ah ee jubooyinka ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday
Fagaaro weyn oo kuyaala bartamaha magaalada ayey iskugusoo bexeen dhamaan bulshada saakow
Maamulka islaamiga ah ayaa dadka ku hagayay qabka loo tukanayo iyadoona fagaaraha dhoola tus malatari ay kasameeyeen saraakiil iyo askar katirsan mujaahidiinta Al-shabaab
Salaada kadib waxaa fagaaraha muslimiinta kula hadlay culimo uu kamid yahay shiikh fu.aad maxamed khalaf oo kamid ah culimada muaahidiinta Al-shabaab
Daawo Sawirada degmada saakow iyo sida looga ciiday