Degmada Jannaale ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona boqollaal dadweyne ay isugu yimaadeen fagaare weyn.
Ciidamo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dadka kula ciiday fagaaraha, taas oo sii kordhisay farxadda.
Hoos ka daawo Sawirrada..
Shareecada hirgalin teedu waa hadafka kiinaahe
Halgan iyo kifaax baad wadaan hawlkar nimo wayne
Kafarada hujuun jeedu waa diinta hadaf keede
Huwantiyo nasaarada kuwaa heerigaw qaaday
Halyeeyada shabaabaa kawacan hibana saarayde
Halaag iyo xasuuq bay badeen gaal hqbeed badane
Fulayada hundhurayee sharciga hiifi yeel koode
Hiilaha kuwaygu lihi waa horinta tawxiide
Haawiyiyo saciiray kumudan hawshan niman diiday
Halgan kaan sandiiqaan rabine gaalka hoos jooga
Hagoog xume bashiir axmed salaad hadurka baaruuda
Rabiyow halkay mari kuwaagaalka hoos taagan
Hamigiyo niyada hayga galin hooge niman kaase