Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa laba weerar oo naf hurnimo ah oo barqanimadii maanta ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose.
Labada weerarba waxaa lagu beegsaday xero ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa DF oo ay dhawaan shisheeyuhu geeyeen.
Jugta qaraxyada waxaa si aad ah looga maqlay degaano iyo tuulooyin badan oo ku xeeran Awdheegle iyadoo la arkayay qiiq iyo uuro is heysta oo cirka isku shareeray.
Xog biyo kama dhibcaan ah oo aynu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijineysa in dowladda Federalka ay labadan weerar uga dhinteen askar iyo saraakiil ay cadadoodu kor u dhaafayso 50 (konton)
Saraakiisha dhimatay waxaa ku jira taliyihii hogaaminayay ciidamada. Intaa waxa dheer oo ay weeraradu gubeen 8 gaari oo 5 kamid ahi ahaayeen nooca gaashaaman. Waxaa suura gal ah in khasaaruhu intan kasii bato.
Ciidamadii dowladda ee ka badbaaday qaraxyada ayaa gabi ahaanba u cararay dhanka Bariire waxaana magaalada galbeedkeeda oo dhan, gaar ahaan qeybta Daarusalaam xigta la wareegay ciidamada Xarakada Al-Shabaab.
Ma ahan markii ugu horreysay oo Shabeelaha Hoose, khasaare noocaan ah lagu gaarsiiyo ciidamada Dowladda Federalka ah.
Murtad waa dil iyo gawrac iyo inaad dagalka qaadaane
Dameer weeye gaaladu wataan daaduf iyo tuuge
Marna haw dubnixinee jaroo deebsha mooryaanta
Dalka iyo dadkiyo diinta waw coliyo daacuune
Kufsi dumar cafiifaadahay darajo moodeene
Dakanada nin kii lihi inaa diiro saw maahan
Saw inuu xumaha diido oo ciil dibiro maahan
Diibka hablaha loo marshiyo daahiraad dhawrsan
Dacaatada kuwii Kala sarbaxay daynti laga qaadye
Day day iyo war mooryaan inaan dilaa diinku farayaaye
Shabaabow dakanadaa ka qaba duhur kasoo qaada
Daamur bansii lagu shidaa dooran abid keede
Diloo laaya murtad kii daqraa doogsay aakhiroye