Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 18-12-1440 oo ku beegan 19-08-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.