HomeAll newsDhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 16-12-1440 oo ku beegan 17-08-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Max’ed.

Halkan Ka Degso War subax 17 08-2019

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular