Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 30 Dulqacdah oo ku asteysan 02-08-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya. Cabdisamad C/llaahi.