Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa KHamiis taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 29 Dulqacdah oo ku asteysan 01-08-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad C/llaahi.