Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 5 Dulxijah oo ku asteysan 06-08-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya. C/fataax Max’ed.
Halkan kala deg warka duhurnimo 06 08 2019.