Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 13-12-1440, oo ku asteysan 13-08-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya C/Fataax Max’ed.