HomeAll newsDegmada Aadan yabaal oo si wanaagsan looga ciiday. (Sawirro).

Degmada Aadan yabaal oo si wanaagsan looga ciiday. (Sawirro).

Degmada Aadan Yabaal ee wilaayada islaamiga Shabeellaha dhexe waxaa looga ciiday si wanaagsan, iyadoona fagaare ku yaala degmada uu dadka kula tukaday waaliga wilaayada Sheekh Yuusuf Kabakutukade.

Dadweyne kala duwan oo isuga jira qeybaha bulshada ayaa salaadda soo xaadirey, waxaana dadka ka muuqday farxada ciida.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular