Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weeraro dhowr jiho ah ku qaaday askarta Bankrafta ee dhawaan soo gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose.
Weerarada waxay ahaayeen kuwa xoogan, waxaana mid kamid ah uu ka dhacya gudaha saldhiga ciidamada Bankrafta oo uu ku adeegto Maraykanka.
Inta haatan la ogaaday, waxaa dagaalladaas ku dhintay 2 askari oo katirsan ciidamada Bankrafta, iyadoona laga gubay gaari nooca Cabd bile ah.