HomeAll newsBuq aqable iyo sida looga ciiday (Sawiro+Garnaamij Gaar ah).

Buq aqable iyo sida looga ciiday (Sawiro+Garnaamij Gaar ah).

Degmada Buq aqable ee Gobalka hiiraan ayaa Maanta si weyn looga ciiday iyadoo dad fara badan Salaadda ciidda ku oogeen fagaare halkaa ku yaalla.
Bulshada ku dhaqan buq aqable oo ka mid ah magaalooyika toban sano ka badan sharecada islaamka lagu maamulayo ayaa maanta isugu hambaleynayay ciidda waxaana wejiyada bulshada laga dheehanayay far xad saa’id ah.
Rag iyo dumarba waxaa loo soo lebistay si heer sareysa caruurta dugsiyaduna waxay wateen lebis ka duwan midka dad weynaha kale.

Hogaamiyaal ka tirsan xarakada shabaabul mujaahidiin iyo odayaasha dhaqanka deegaanka ayaa ka mid aha bulshada buq aqale ku ciiday.
Reer buq aqable waxay tahniyada ciidda la xariirta u direen guud ahaan muslmiinta waxayna ku baaqeen in lagu dadaalo midnimada muslmiinta isla markaana jihaadka loo kaco.

Wariye cabdulaahi soomali oo tirsan Radio Alfurqaan ayaa ayaa mid ah dadka buq aqale ku ciiday wuxuuna halkaas ku soo diyaariyay barnaamij gaar ah oo ciwaankuusi yahay buq aqable iyo sida loogu ciiday.

Halkaan ka dhageyso barnaamijka gaarka ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular