Dhamaan dhageystayaasheena ku xiran barta Internetka ee Idaacadda Al-Furqaan waxaan ogeysiineynaa in Idaacadda Al-Furqaan ay dib u billaabi doonto barnaamijka Tarbiyada Caruurta.
Barnaamijkan oo ah mid si gaar ah ug uwajahan caruurta Soomaaliyeed ayaan jecelnahay inaan kusoo gudbino qodobo wax tar u leh caruurta muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.
Barnaamijku waa todobaadle, waxaana uu soo galayaa maalin kasta oo Jimco ah Inshaa Allaah.
Halkan ka dhagayso Goosgooska barnaamijka Tarbiyada Caruurta