HomeAll newsVideo+Sawirro: Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno Q-2aad (Gobolka Bay)

Video+Sawirro: Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno Q-2aad (Gobolka Bay)

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa warbixin muuqaal ah oo ay ka diyaarisay wax soo saarka gobolka Bay, gaar ahaan Beeraha.

Warbixintan oo ah qeybta labaad ee silsiladda (Beeraha dalkeena maan ku baahi beelno) ayaa waxay kuu soo bandhigeysaa heerka wax soo saar iyo horumarka gobolka, waxayna ka kooban tahay labo qeyb iyadoo haatan aan idiin soo gudbinnay qeybta 1-aad, halka qeybta 2-aad-na aan soo dadajin doono Insha’allah.

Horay waxay Al-furqaan Media u baahisay qeybtii koowaad ee silsiladdan oo ay kusoo qaadatay beeraha degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka.

HOOS KA DAAWO VEDIO-GA IYO SAWIRRADA

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular