HomeAll newsRaali Gelin Mudada Aan Khadka Ka Maqneyn.

Raali Gelin Mudada Aan Khadka Ka Maqneyn.

Akhristayaasha iyo dhageystayaasheena ku taxan halkan waxaan idiinka raali galineynaa mudada labada maalmood ah ee ay mareegtu cilladaysnayd islamarkaana aad ka weyseen wararkii iyo barnaamijyadii aad uga barateen.

Dadaal kadib, hadda ayuu Alle inoo suura galiyay in la hagaajiyo cilladii, waana tan aad arkeysaan inaan dib u billownay adeeggii aad inooga barateen.

Soo dhawaada ayaanu idin leenahay.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular