HomeAll newsQarax ka dhacay degmada Waaberi.

Qarax ka dhacay degmada Waaberi.

Ciidama katirsan kuwa dowladda ayaa qarax lagula beegsaday qeybo kamid ah degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Qaraxa waxa uu haleeley gaari ay saarnaayeen ciidamada dowladda, waxaana lagu soo waramayaa inuu jiro waxyeello gaartay ciidanka.

Goobjoogayaal ayaa noo xaqiijiyay in qaraxa ay ku dhaawacmeen 2 askari oo kamid ahaa ciidankii saarnaa gaariga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular