HomeAll newsDhageyso Weerar Nafhurnimo Oo lagu Qaaday Barta Laga Ilaaliyo Garoonka Diyaaradaha Ee...

Dhageyso Weerar Nafhurnimo Oo lagu Qaaday Barta Laga Ilaaliyo Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho.

Qarax aad u culus ayaa lagu weeraray kontoroolka koowaad ee laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo uu fuliyay qof naftii hure ah oo katirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa dhacay xilli kontoroolka ay taagnaayeen gawaari badan oo nooca aan xabddu karin ah, lana socdeen xubno kala duwan oo ka tirsan dowladda federaalka.

Waxaa sidoo kale askarta gawaaridaas la socotay ay ahaayeen kuwa dhulka jooga oo baaritaanka sugaya, waxaana ka dhashay khasaare badan.

Halkan Ka Dhageyso Faahfaahin Ku Saabsan Weerarka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular