Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 20 dul Qacdah oo ku asteysan 23 07-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad.