Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa arbaco , taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 7 dul Qacdah 1440 oo ku asteysan 10 07-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi Soomaali