Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad , taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 4 dul Qacdah oo ku asteysan 07 07-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka subaxnimo 07 07 2019.