Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis , taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 1 dul Qacdah oo ku asteysan 04 07-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad C/llaahi.