HomeAll newsDhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arboco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 30 Shawwaal oo ku asteysan 03 07-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi Soomaali.

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular