Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 28 Shawwaal oo ku asteysan 01-07-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.