Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 18 dul Qacdah oo ku asteysan 21 07-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmad.