Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa sabti taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 17 dul Qacdah oo ku asteysan 20 07-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir
Halkan ka dhageyso warka duhurnimo 20 07 2019.