Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin , taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 12 dul Qacdah oo ku asteysan 15 07-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi soomaali.