Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay24 dul Qacdah oo ku asteysan 27 07-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.