HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mowduuc muhim ah, lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 09/111440, oo ku asteysan 12/07/2019. Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa lagu falanqeeyay muqaadaraadka oo kusoo badanaya Muqdisho, waxaana marti ku ahaa DR. C/raxmaan Cali Cawaale Xabeeb.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah 12-07-2019

Halkan Ka Degso Diradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah 12-07-2019

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular