Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 16 dul Qacdah oo ku asteysan 18-07-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Cabdisamad C/llaahi.
HALKAN KA DEGSO DHUUXA WAREYSIYADA 18 07 2019