Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 15 dul Qacdah oo ku asteysan 17-07-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Cabdisamad C/llaahi.
HALKAN KA DEGSO Dhuuxa wareysiyada 17 07 2019