Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 4 dul Qacdah oo ku asteysan 06-07-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka dhuuxa 06 07 2019.