Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 29 Shawwaal oo ku asteysan 01-07-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi soomaali