HomeAll newsDhagayso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhagayso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa isniin  taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 19 dul Qacdah oo ku asteysan 22 07-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

 Halkan ka dhageyso warka Subaxnimo 22 07 2019.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular