HomeAll newsDEGDEG: Gaari Weyn oo Kenya Looga Gubay Mandheera.

DEGDEG: Gaari Weyn oo Kenya Looga Gubay Mandheera.

Wararka naga soo gaaraya dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya gumeysato ayaa sheegaya in Guutada Qaraxyada ee Xarakada Al-Shabaab ay qarax ku basbeeliyeen gaari weyn oo xambaarsanaa askar Kenyaati ah.

Gaarigan ayaa waxaa saarnaa ciidamada Kenya gaar ahaan kuwa degaanka looga yaqaano (Afduubta) waxaana weerarkan uu haleelay barqanimadii maanta.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa waxaan kasoo xiganay in ciidamadii saarnaa gaariga ay noqdeen dhimasho iyo dhaawac.

Shalay ayay ahayd markii degaan hoos taga Ceelwaaq Kenya uu ka dhacay weerar ay ciidamada Xarakada Al-Shabaab ku dileen ninInjineer ahaa oo la tirsanaa dowladda Kenya qeybteeda dhismaha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular