Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis , taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 24 shawwaal oo ku asteysan 27-06 2019 warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cllaahi