Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 23 Shawaal oo ku asteysan 26-06 2019 warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya cabdulaahi soomaali
HALKAN KA DHEGEYSO WARKA SUBAXNIMO 26 06 2019.