Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 22 Shawaal oo ku asteysan 24-06 2019 warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir