HomeAll newsAqoonyahan ka hadlay dhibaatada heysata Muslimiinta Turkistaanta bari.(Dhagayso)

Aqoonyahan ka hadlay dhibaatada heysata Muslimiinta Turkistaanta bari.(Dhagayso)

Maxamuud Ugaas, waa aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka dibadiisa, wuxuu waraysi uu siiyay idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan kaga hadlay dhibaatada ay la noolyihiin muslimiinta Turkistaanta bari.

Aqoonyahanka ayaa sheegay in dhulkaas oo xilliyo fog gaaray Islaamka ay hadda gumeysi ku heysato dowladda Shiinaha, dhibaato ba’anna ay ku heyso Muslimiinta.

Mar uu ka hadlayay jawaabta ay Muslimiintu ka bixiyeen dhibaatadan ayuu u kala qaaday labo dhinac, dhinac jawaab ka bixiyay oo ah Jamaacaadka jihaadiga iyo dhinac kale oo aan bixin jawaabtii la rabay.

Halkan ka dhagayso Aqoonyahan Maxamuud Ugaas oo ka hadlay dhibaatada heysata musllimiinta Turkistaanta bari

https://rnaqlin.somservers.xyz/2019/06/dhagayso-qiso-xanuun-badan-waxaan-ka-codsaday-iney-i-dilaan/

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular