HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Fadliga Bishan Shacbaan.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Fadliga Bishan Shacbaan.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo had iyo goor lagu falabqeeyo mawaadiicda muhimka u ah bushada, haddey ahaan lahaayeen dhanka waxyi galinta diinta, dhanka siyaasadda, dhanka arrimaha bulshada IWM.

Todobaadkan waxaa barnaamijka looga hadlay mowduuc si gaar ah muhiimad u leh, kaasoo ah fadliga bishan Shacbaan iyo fursadaha ugu jira qofka muslimka ah.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular