HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dhibaatada Heysata Bulshada Muqdisho.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dhibaatada Heysata Bulshada Muqdisho.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu falanqeeyaa hadba mowduuca taagan todobaadka iyadoo laga eegayo maslaxadda bulshada.

Todobaadkan waxaa barnaamijka lagu lafa guray dhibaatada karaarka jabsatay ee heysata bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho sida:- Dilalka joogtada ah, xirnaashaha wadooyinka, haweenka jidadka ku umulaya iyo intaas oo dhan waxa u xalka ah.

Barnaamikja waxaa nagala qeyb galay oo marti ku ahaa Xildhibaan C/raxmaan Aadan (Ibbi) oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka, Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed iyo Nabadoon Maxamuud Cali Geedi oo kamid ah wax garadka gobolka Banaadir.

Ku Degso Tayo Sare Diiradda Jimcaha 19-04-2019

Ku Degso Tayo Dhexe Diiradda Jimcaha 19-04-2019

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular