HomeAll newsTrump oo sheegay in buuraha Al-Jowlaan ee Suuriya si toos ah loo...

Trump oo sheegay in buuraha Al-Jowlaan ee Suuriya si toos ah loo siinayo Yahuudda.

Madaxweynaha cunsuriga ah ee Maraykanka Donald Trump ayaa qoraallo uu ku baahiyay bartiisa twitterka, wuxuu ku sheegay in la gaaray waqtigii  buuraleyda Al-Jowlaan si toos ah loo siin lahaa maamulka Yahuudda.

Trump wuxuu sheegay in waqtigan uu yahay xilliga ugu munaasabsan ee buuraha Al-Jowlaan oo hadaba inteeda ugu badan ay heystaan Yahuudda la siin lahaa maamulka Israa’il ee xooga ku heysta dhulka Filastiin.

Dhulkan uu Trump sheegayo in la siinayo Yahuuda ayaa kamid ah wadanka Suuriya, waxaana Yahuudu qeyb badan oo kamid ah ay la wareegeen kadib dagaalkii 1967-dii ee dhexmaray Yahuuda iyo qaar kamid ah dowladaha carbeed.

Mandiqadda Al-Jowlaan waxaa ku sugan ciidamo ka socda qaramada Midoobay, kuwaas oo degan xuduud beenaadka kala qeybiya labada dhinac ee ay ku kala suganyihiin malleeshiyaadka Nidaamka iyo kuwa maamulka Yahuudda.

Hadalka Donald Trump ayaa aduunka ka dhaliyay hadal heyn badan, waxaana dowladaha qaar ay ku tilmaameen inuu yahay mid hurin kara loolanka ka socda aduunka, halka shucuubta muslimiinta ay sheegeeen inaaney suurgal ahayn hadalka Trump.

Dad badan waxay ku micneeyeen in arinkan uu qeyb ka yahay heshiiska qarsoodiga ah ee loogu magacdaray Safqatul Qarni, kaas oo Maraykanka iyo dowlado carbeed ay ku doonayaan in shacabka Filastiin looga barakiciyo dhulkiisa, si loogu wareejiyo Yahuudda, iyagana la dejiyo jaziiradda Siinaa ee dalka Masar.

Baare katirsan markaz wax ka qora siyaasadda arimaha dibadda ee Maraykanka , laguna magacaabo James Robenz ayaa ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Donald Trump mid uu ku doonayo inuu ku helo taageerada musharixiinta Yahuuda ee Maraykanka degan.

Wuxuu intaa ku daray ninkan Ameericaanka ah in haddii go’anka Trump ee buuralaha Jowlaan laga aamuso uu keeni doono go’aanno horleh oo uu qaato Trump, kuwaas oo dhamaantooda ay dan iyo maslaxad ugu jirto maamulka dhul boobka ah ee Yahuudda.

Aamuska dowladaha carabta ay ka aamuseen hadalka Donald Trump ayaa loo fasiray iney raalli ka yihiin go’aankan cusub ee madaxweynaha Maraykanka, waxaana jira dowlado carbeed oo Aala-sucuud iyo Imaaradka ay ku jiraan oo si waali ah u taageersan in dhulka Filastiin gebi ahaanbtiisaba lagu wareejiyo Yahuudda.

Go’aanka cusub ee Donald Trump ee ku saabsan in buuraleyda Al-Jowlaan si toos ah loo siiyo Yahuudda ayaa kusoo aadaya, xilli Trump uu magaalada Al-Qudus u aqoonsaday caasimadda maamulka Yahuudda, safaaradiisii Talla’biibna usoo raray halkaas.
Inkastoo ay shucuubta muslimiinta ay ka kacdoomeen arinkan, banaanbaxyo dhowr maalmood socdana ay dhigaan, hadana jamaacaadka Jihaadiga ayaa noqday cida keliya ee sida cad u diiday arinkan, jawaab ficil ahna ka bixisay.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka dagaalanta bariga Africa ayaa weerar qorsheysan oo qaraxyo iyo Inqimaasiyo isugu jiray waxay ku qaaday dhismo weyn oo lagu magacaabo Riverside oo ku yaala magaalada Nairoobi, halkaas oo ay ku dishey kontomeeyo ruux oo ay ku jireen dad kasoo jeeda wadamada reer galbeedka oo qaarkood Yahuud ahaa.

Mujaahidiinta waxay duulaankaas ugu magacdareen Qudus lama yahuudeynayo, iyadoona Sheekh Cali dheere, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab uu sheegay in weerarka Riverside uu jawaab u ahaa tallaabadii Donald Trump ugu aqoonsaday Qudus caasimada Yahuuda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular