HomeAll newsQarax Khasaare dhaliyay Oo Ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qarax Khasaare dhaliyay Oo Ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ku waramaya in qarax xoogan uu ka dhacay isku imaatin ay ku sugnaayeen shaqaalo katirsan dowladda oo ku yaala wadada Makka Al-mukarrama.

Qaraxa oo ahaa mid aad u culus, islamarkaana geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isuga jirta ayaa ka dhacay meel u dhow isgoyska Dabka.

Ugu yaraan 10 ruux oo katirsan shaqaalaha dowladda ayaa la xaqiijiyay iney dhinteen, halka ay jiraan dhaawacyo badan, waxaana dadka dhaawacmey ku jira Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo kamid ah culimada sida indha la’aanta ah u taageera Shisheeyaha iyo dowladda federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular