HomeAll newsKorneel Rufle: Ciidamada Kenya waa Gumeystayaal.

Korneel Rufle: Ciidamada Kenya waa Gumeystayaal.

Sarkaal katirsan dowladda federaalka ayaa ciidamada Kenya ku tilmaamay Gumeystayaal, islamarkaana si xun ula dhaqma ciidamada dowladda.

Korneel Aadan Rufle oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda ugu magacaaban gobolka Gedo ayaa xaqiijiyay in ciidamada Kenya ee ka baxay Faxfaxdhuun ay dileen labo askari oo katirsan ciidamadooda.

Sarkaalkan oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay ka bixi rabaan deegaanka Buusaar oo ah deegaanka keliya ee ay ka joogaan gobolka Gedo, waxaana hadalkiisa ka muuqatay caro xoogan.

Halkan ka dhagayso Korneel Aadan Rufle.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular