
Gancsade Somaliyeed ayaa lagu dilay dalka koonfur africa iyadoona ay wadankaas ku si badanyaan dilaka loogeysto muwadininta somaliyeed
Kooxo burcada ah oo udhahsay wadankaas ayaa xaafad ka tirsan magaalada Pretoria ku dilay ganancsdahan xilli uu hawlihiisa caadiga ah ku guda jiray.
Dadkii ka ag dhawaa halka uu dilku ka dhacay ayaa wexey sheegeen in dhowr xabadood ay kamuuqatay jirkiisa gaar ahaan qaarka sare. Waxaana ganacsadahan lagu magacaabi jiray C/Fataax Cali Xoosh.
Maamlmo un ayaa laga joogaa mar sidan oo kale burcad u dhalatay dalkaas ay ganacsde Soomaaliyeed ku dileen magaalada Cape Town kasoo isna lagu magacabi jiray Xuseyn Maxamad Xassan,waana gancsdahii labad ee dalkas lagu dilo mudo isbuuc gudihii ah.