Diyaaradaha maamulka Yahuudda ayaa duqeymo xoogan ku garaacaya Jiidda Qazza ee dhulka Filastiin, halkaas oo caaw ay ka taagantahay xaalad cakiran.
Dadka isticmaala baraha Internetka waxay soo tabinayaan in duqeymo xoogan ay socdaan, islamarkaana la maqlayo dhawaqa diyaaradaha iyo guuxooda.
Waxay yimaadeen duqeymahan, xilli maanta saaruukh laga tuuray Qazza uu ku dhacay meel u dhow magaalada Talla’biib kaas oo geystay waxyeello isuga jirta dhaawac iyo burbur xoogan.
Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda ka taagan Qazza, ka dhagayso Linkiga hoose.
Waa sidee xaaladda Qazza, sideyna ku hooyanayaan Muslimiinta halkaas ku nool?.