HomeAll newsDhageyso: Fariin Iyo Gabay Ku Socda Cullimada Ku Xiran Xabsiyada.

Dhageyso: Fariin Iyo Gabay Ku Socda Cullimada Ku Xiran Xabsiyada.

Meelo badan oo kamid ah gobolada dalka waxaa ku xiray Culimo Soomaaliyeed kuwaasoo loo heysto hadallo wacyi galin diineed ah oo ay bulshada u jeediyeen iyo arrimo sharciga ka hor imaanaya oo ay ka dhiidhiyeen.

Magaalada Hargeysa waxaa ku xiran Culimo iyo ducaad uu kamid yahay Sheekh Aadan Sunne kaasoo usbuucyadii lasoo dhaafay xanuunsanayay.

Aqoonyahan ku dhaqan dalka dibaddiisa oo lagu magacaabo Ibu Muflix ayaa mar uu lasoo xiriiray warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ka hadlay xaaladda Sheekha iyo kuwa lamidka ah.

Isagoo adeegsanaya tix iyo tiraab ayaa waxa uu farriin toos ah u diray Sheekh Aadan Sunne.

Dhageyso Ibnu muflix oo ka hadlay xariga sheekh aadan sune.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular