HomeAll newsDhageyso Ciidamadii Kasoo Baxay Furimaha oo Dhac Ka Billaabay Muqdisho.

Dhageyso Ciidamadii Kasoo Baxay Furimaha oo Dhac Ka Billaabay Muqdisho.

Ciidamadii DF ee kasoo baxay qaar kamid ah furimaha gobolka Shabeelaha hoose ayaa dhac iyo boob ka billaabay magaalada Muqdisho iyagoo dad weynaha ku abuuray qalqal iyo walaac badan. Aqoonyahan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in askartu dhac ku hayaan dad weynaha.

Meelaha ugu badan ee uu dhaca ka jiro ayaa waxa uu sheegay iney yihiin KM 13 illaa isgosyak Zobe.

Halkan Ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular