Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu lafa guraa mawaadiic muhim ah. Todobaadkan waxaa ka qeyb galay wax garad badan oo falanqeeyay dhibaatada ay Itoobiya iyo Kenya ku hayaan gayiga Soomaaliya.